Dhimasho ka Dhalatay Dagaal Laba Beelood Dhaxmaray Xadka Mudug iyo Galgaduud.

Dhimasho iyo Dhaawac ayaa ka dhashay dagaalo culus oo saaka ilaa iyo maanta ka socda koonfurta Gobolka Mudug.
22qof ayaa ku dhimatay tira kalana waa ku dhaawacmeen sida ay ku soo waramayaan dadka deegaanka waxaana ay intaa ku dareen in xaalada haatan kacsantahay.
Dadka deegaanka ayaa sheegaya in laba beelood haatan isku hub aruursanayaan waxaana ay sheegeen in aysan jirin dhaxdhaxaadin iyo iqaboojinta dagaalka haatan taagan.
Dadka degaanka ayaa ka codsanaaya odayaasha Labada beelood  in ay soo kala dhaxgalaan si loo istaajiyo Dagaalka labada beelood ee walaalaha ah  .

Developed by Jago Desain