Gaarigii oo Lagu Wareejiyay Odayaasha Degmada Iskushuban

wararka naga soo gaaraaya degmada isku shuban ayaa tibaaxaaya in gaarigii laga leexsaday maanta tuulada dhiriqle , la geeyay xaga iyo degmada iskushuban halkaas oo Odayaasha degmadu dhexgaleen arinta hadana gaariga lagu wareejiyay Odayaasha Degmada isku shuban oo uu Gacantooda ku jiro 


Developed by Jago Desain