Roob Xoogan Oo Ka Da’ay Magaalada Baargaal iyo Nawaaxigeeda + Sawiro

Baargaal - Roob Xoogan oo ay ku diirsadeen dadka iyo Duunyaduba  ayaa maanta galinkii danbe ka da'ay magaalada Baargaal iyo nawaaxigeeda, roobkan oo mudo saacad iyo bar da'aayay ayaa Horaantii Watay Dabeelo Xoog Badan ,isagoo biya badan dhigay dhamaan wadooyinka iyo Baliyada dhexmara gudaha magaalada Baargaal

Roobkaas ayaan Naloo soo sheegin Wax khasaare wayn ah oo ay gaysteen , walo ay jiraan xargo Korontada oo meelaha qaar dhulka kusoo dhacay










Xiligan oo lagu jiro Xilli Xagaa oo ay aalaaba dhacaan Dabaylaha Xagaaga ayaan hore looga baran  Roob  da'a Xillgan
Developed by Jago Desain