BAARGAAL WAA MAGAALO CAYNKEE AH

Magaalada Baargaal waa magaalo xeebeed aad u qurux badan lehna taariikh aad u dheer oo jirtay in muda ah waxaana lagu qiyaasay baaxad magaaladaasi (3 sq km) taasi oo ku tusin karta baaxada magaalada iyo waxa ay qabato inta uu le egyahay. 


 Magaalada haatan waa mid camiran dhan walba oo waxaa magaalada hareereeyay dhismayaal cusub oo casri ah inkastoo ay wali xaafadaha qaar sida xaafada Sandhuubo kusii danbeeyaan dhismooyinkii Qadiimiga ahaa , kuwaas oo tusinaaya qofka soo booqda Magaalada in magaaladu ay tahay magaalo Qadiimi ah oo Taariikh Dheer Soo jirtay
Developed by Jago Desain