Qiimo Dhac ku yimi kaluunkii iyo libaaxii yemen loo iib gayn jiray

waxaa maalmahan soo wajahan ganacsatadii kaluunka u iib gayn jirtay iyo dadkii degaanka oo badankood ku xirnaa wax soo saarka Bada hoos u dhac wayn oo ku  yimi sicirkii kaluunka suuqyada yaman , taas oo keentay in ay ganacsatadu  dhinacooda hoos u ridaan qiimaha kaluunka ,Taasina ay  saamayn wayn ku yeelatay kaluumaysatadii  ka Shaqaysan jirtay  bada ,

Hoos U dhacaas ayaa loo aaneeyay , rabshadaha ka aloosan yaman , ayadoo dhinaca kalena ay dadka degaanku bilaabeen inay jeexaan oo waraan libaaxa  , meeshii awal  Doonyuhu uga iibsan jireen asagoo freesh ah

isbedelkan ku yimi qiimaha kaluunka iyo libaaxa ayaa laga dareemaayaa Degaanka

Faalo Dheer oo Ku saabsan Ka filo Shabakada Baargaal.net 

Developed by Jago Desain