Tix Qoraal Jaceyl Ah Oo Xiiso Gaar Ah Xan Baarsan

Qoraalada jaceylka ah waa kuwa mar walba taagan ruuxana uu donaayo in uu helo mar walba Hadaba qoraaladaan ayaa ah kuwa dareemo gaar ah xan baarsan ruuxa si wacan u aqriyana uu garan karaayo Xaalada dhabta ah oo ka dan beesa mise laga lee yahay Hoose qoraalka u sii raac nuxulka ka dan beeyana hal kaas baad ka heli Xaalad walba oo aad ku sugan tahaywaan kula jogaa Farxad walba oo aad ku sugan tahaywaa mid aan kula qeeb sanaayo Murugo walba oo ku soo gaartana waa mid aan kula qeeb sanaayo Marnaba waxaad ogataa in aanan meel cidla ah kaaga tageyn oo aanan ku cid layn Xanuun kaaga waa xanuun keega waasa ii murugo iyo xanuun ii gaar ah oo inawada taawa naaya Dareemaha alle ruux walba waa uu siyay waxuu u siyayna waxay tahay in wax uu ku dareemo ama uu u garto Hadal walba aan ku lee yahay waxaa laga yabaa in aad is lee dahay afka oo kaliya ayuu ka lee yahay oo ka run a’ahan Lakin alle oo kaliya ayaa garan kara fahmina kara hadalka aan ku lee yahay in run ay iga tahay Waxaan kaa cod sanayaa oo kaliya in dareemaha alle oo ku siyay aad igu dareento Iguna garawdo oo aad wax igula qabato abaal ruuxii gala ayaa loo gudaa Abaalka aad maanta i gasho waa mid mar walba kuu gudi doono kuuna garan doono Nafta waa wax meel ku kooban lakin wanaaga iyo hor marka xalaasha ah oo lasameeyo waa wax taagan mar walba Oo aan marba dhiman oo taagan waxa inoo balan ah daacad iyo is fahan dheer oo xili iyo muda dheer qaata Halkaas ayaan ku soo kobayaa Waa Xasan Wadani oo idin leh is arag danbe oo xiiso gaar ah leh iyo farxadwaayo badan qaata
Developed by Jago Desain