Hambalyo Aroos

Dhamaan Eheleda iyo asxaabta waxay hambalyo iyo bogaadin u diraayaanFaysal Cali Jaamac iyo Marwadiisa Khadro Caynab Shire
oo arooskoodu Maanta oo ah isniin 21/5/2012 ka dhacay magaalada Baargaal

Waxanuna leenahay hambalyo Hambalyo isku noqda kuwa isku raaga gacal
iyo xigtaba arooskina lagu farax
ubad khayra qaba kale hela waxaana hambalyadan diraaya Marka Hore
Maamulka & dhamaan Shaqaalaha Shirkada BARFISCO / Shirkada kaluunka & korontada Baargaal

1. Maxamed Ibraahim Axmed       6. Maxamed cumar Qasaaye   11. Lulumo        
2. Abuukar ibraahim Axmed         7.Sahal Cumar Qasaaye          12. aadan Bugbugle
3. Eng, seed Shire                       8.Geedi Cali saleebaan
4. Nuur C/laahi Koofi                    9.Maxamed Qasaaye
5. 
5. Saalax Siciid Jaamac           10.Dayax                                      

iyo dhamaan Qaraabada iyo asxaabta kale meel kasta oo ay dunida ka joogaan

Anana hadaanu nahay warbaahinta Caalamaiga ah Ee Baargaal.net dhamaan
maamulka iyi Shaqaalahaba waxaanu leenahay kuwii isku waara Ubad khayr qaba Bash bash iyoBawaaqana la kulma Amiin Aamiin.

Reerkii Lagu Nastee lagu nagaadee Wada jiree Nabad gala Allahayow idinka Yeel.

Developed by Jago Desain