Posts

Tacsi:Nabadoon Cali Axmed Cali ( Cali kolon) Jaaliyada Reer Puntland ee Norway

Jaaliyada Guud ee reer Puntland , Norway , waxay halkaan uga
tacsiyeyneysaa guud ahaan shacabka Puntland iyo maamulkeeda, gaar
ahaan, reerkii uu ka baxay allaha u naxariistee marxuum nabadoon Cali
Axmed Cali (Cali Kolon). Waxaan leenahay geeridu waa xaq, ilaah
nabadoonka janadiisa haka waraabsho ehelkii uu ka tegeyna Samir iyo
iimaan haka siiyo.

Masuuliyiinta sare ee jaaliyada ee diraya tacsida ;

1. Caaqil Sare; Colonel Qaasim Xaaji Aadan
2. Nabadoon ; Maxammed Cali Qood
3. Gudoomiye Cabdiwahaab M Siciid
4. Gudoomiye ku xigeenka Jaaliyada ; Ubax Cabdulaahi
5. Afhayeenka jaaliyada ; Maxammed Barkhad Saalax
Developed by Jago Desain