Gudoomiyihii Gobolka Bari iyo wafdigiisii oo wali kusugan Degmada Baargaal

Waxaa Wali Ku sugan Degmada Baargaal Gudoomiyaha Gobolka Bari
Cabdisamed Maxamed Gallan iyo wafdi uu horkacaayay oo uu kamid ahaa gudoomiyaha degmada baargaal axmed maxamuud (Axmed Guray ) oo Daraad soo Gaaray Degmada Baargaal

Wafdigan ayaa ilaa shalay waday kulamo iyo shirar ay la yeelanayeen
waxgaradka iyo odayaasha Baargaal, Kulamadaas
ayaa ujeedadoodu tahay sidii loo dhisi lahaa maamul cusub oo ay
degmadu yeelato iyo sidii loo abuuri lahaa ciidan suga amniga degmada
,
ilaa iyo hada wax Rasmi ah oo kasoo baxay kulamadaas ma jiraan ,
waxaana wili socda kulamadii wafdigan layelanaaya qaybaha bulshada

wixii soo kordha , kala soco shabakada baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain