Posts

Barnaamij gaar ah oo aan ku eegayno waxbarashada degmada Baargaal (Warbixn + Sawiro)

Shabakada Baargaal.Net oo aad uga barateen warar, warbixino, iyo
barnaamijyo idin xiisa geliya ‎oo dhanka arimaha bulshada u badan ayaa
todobaadkan idiin haysa barnaamij gaar ah oo ‎kusaabsan waxbarashada
degmada Baargaal oo ah degmada 2′aad ee gobolka Bari .‎

Dhamaan Ardaydii Degmada Baargaal ee gashay imtixaanaadka fasalka
sidaad oo gudbay ( ‎Liiska Magacyada )‎

Dhismaha Iskuulka sare ,,, Xagee maraayaa ( Faalo Dheer oo xiiso Badan)‎

Inta faalada oo dhamaystiran aan soo gudbin doono Haduu eebe yiraahdo :

halkan hoose ka daawo xafladii xiritaanka ‎dugsiga hoose Dhexe ee
baargaal ‎sanadka 2012










Developed by Jago Desain