Ciid wanaagsan dhamaan akhristayaasha Shabakada Baargaal.net

Dhamaan umada Soomaaliyeed meelwalaba oo aad joogtaan waxaan idin leenahay Ciidwanaagsan, 30 cisho kadib waxaa idinka hanbalyaynanaa dabaaldaga maalinta ciida oo aad ku wada damaashaadaysaan dunida daafeheeda.

Waxaan hanbalyo gooniya u diraynaa akhristayaasha Baargaal.net waxaan ilahay ka rajaynaynaa in uu naga aqbalo cibaadada Soonka cadaabtana uu naga xoreeyo Insha Allah.

Waxaan Alle weydiisanaynaa in u dalka Soomaaliya iyo dadkaba uu ka dul qaado dhibaatada iyo abaaraha  uguna badalo Nabad, Cadaalad, Horumar, Sinaan, iyo Barwaaqo.

Sanadkan kiisa kale ku gaara baraare iyo Horumar

shabakada Baargaal Media
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain