Posts

Faalo Ku saabsan Qaybtii Hore ee Qandaraasyadii Baargaal iyo Diyaargarowga Wajiga Labaad

Gudiga u xilsaarnaa Qandaraasyadda Mashaariicda Horumarinta ee Laga
hirgalinaayo Degmada baargaal iyo degaanada hoos yimaada ayaa dhawaan
shaaca ka qaaday labo shirkadood oo ku guulaystay tartankii loo galay
Mashruucyadii Hay'ada USAID ugu Deeqday Degaanka

Shirkadaha Guulaystay iyo Xog tafatiran oo ku saabsan Mashruucyada La
hirgalinaayo iyo Ahamiyada ay u leeyihiin Bulshada Deegaanka
iyo ahmiyada Qaabka qandaraaska oo kamid ah qaababka ganacsi ee
Dhawaanahan soo ifbaxay..iyo sida loogu shaqaysto

warbixin Shirkadii Ka qaybgalay Tartanka , iyo diyaargarow qaybtii 2
aad oo lafilayo in waraaqohoodu mar dhow yimaadaan iyo Doorka
Shirkadaha Deegaanku Ka qaadan Karaan , Hirgalinta Mashaariicdaas ..

Faalo Dheer oo xiis Badan filo maalmaha soo socda

Baargaal Media
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain