Posts

Ganacsade jana gale oo lagu dilay dalka koonfur afrika

Ganacsato Soomaaliyeed oo ku sugan Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay
in halkaasi lagu dilay ganacsade Soomaaliyeed.
Dilka ganacsadaha ayaa la sheegay in ay ka danbeyeen gaangistaro u
dhashay dalka Koonfur Afrika.
Ganacsadaha la dilay ayaa gebi ahaanba laga boobay goobtiisa
ganacsiga, waxaana dab la qabadsiiyey Dukaankii uu lahaa.


Alle ha u Naxariistee Marxuumka ayaa magaciisa lagu Soo Gaabshay "jano
Gale" Marxuumka ayaa waxaa ku wehliyay Dukaanka Labo wiil oo la
shaqeynayay Hase yeesheen wax dhib ah ma Soo Gaarin.


Dalka koonfur Afrika waxa uu ka mid yahay dalalka inta badan lagu
dhibaateyo dadka Soomaaliyeed.
Shabakada baargaal.net
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain