Posts

Ilaah Mahadiis | Doonidii Al- aqsa ee la la'sanaa oo la helay

waxaa mar dhaw la soo sheegay ilaah mahadiis doonidii Al - aqsa oo
ahayd dooni kaluumaysi oo Dekada mukuli Kasoo Shiraacatay ,una soo
socotay marsada Baargaal Doonidaas oo Muddo 8 casho ah la'sanaa

waxaa helay Doonida ciidamada nato ee Bada soomaaliya Jooga waxayna
sheegeen inay ka heleen Qandala Oogadeedea

Shabakada baargaal.net
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain