Posts

War Deg Deg ah: Xerada Barakacayaasha BoqolkaBuush ee Boosaaaso oo hada gubaneysa

War goor dhow naga soo gaaray magaalada Boosaaso xarunta gobolka bari
ayaa sheegaya in uu dab xoogan ka kacay xerada Barakacayaasha Boqolka
Buush ee Magaalada Boosaaso.
Mid ka mid ah Dadka Magaalada Boosaaso oo goor dhow aan la hadalnay
ayaa inoo sheegay in dabka lagu guulaystay damintiisa , hase ahaatee
uu baabi'iyay Guryo badan oo ay lahaayeen Barakacayaasha ku sugan
Boqolka Buush.
Dadka barakacayaasha ayaa caawo banaanka xerada ku hoyanaya, waxaana
guryahooda inta badan ay noqdeen kuwa basbeelay.
Ma aha marki ugu horeysay ee dab uu ka kaco xerooyinka barakacayaasha
ee ku yaala Magaalada Boosaaso,

Shabakada baargaal.net
Developed by Jago Desain