DAAWO SAWIRRADA:- Beerta Coomaayo iyo bilicda deegaankeena

Akhristayaasha sharafta leh in badan baa na waydiiseen inaan sawiro iyo muuqaal  aan degaanka idiinka soo gudbino , marka waxaan maanta idiin soo gudbinaynaa sawiro laga soo qaaday beerta coomaayo oo ah beer taariikh dheer leh , hadana shaqo fiican ka socoto

waxaad  sawirada ka dheehan doontaan bilicda beerta iyo sida looga shaqeeyay iyo sida ay beeraleyda degaanku u bilaabeen tacbashada Beerahooda kadib markii ay iska yaraadeen wax soo saarkii badda , oo hada waxaa moodaa in beeraha ahamiyadooda la gartay , marka hadalka aan yareeno , daalacasho wacan











Shabakada Baargaal.net
isha wararka horumarka Baargaal

Developed by Jago Desain