Posts

Ha sii daawan hadii aadan awoodin : haweeney jarjartay ninkeeda kadib-markii ay ku riyootay

Dhacdadaani oo ah mid ka yaabsatay Shacabka ku nool Magaaladda Rooma
ee Dalka Talyaaniga ayaa waxay saameysay Haweeney u dhalatay Dalkaasi
kadib markii ay jarjartay Ninkeeda oo isaguna la sheegay inuu u
dhashay isla Dalkaasi Talyaaniga.

Haweyneyda ayaa la sheegaya inay ahayd qof maseer-badan, waxa ayna ku
riyootay ninkeeda oo Naago la tumanaaya Hayeeshee markii ay ka soo
baraarugtay Hurdada ayay Ninkeeda jarjartay xilli uu ku howlanaa
hurdadiisa.

shabakada baargaal.net
baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain