Abwaan C/llaahi Macalin”Dhoodaan” oo maanta ku geeriyooday magaalada Harar ee dalka Ethiopia

Allaha u naxariistee Abwaan Cabdullaahi Macalin "Dhoodaan" ayaa maantay ku geeriyooday magaalada Herar ee dalka Ethiopia.

Abwaan C/llaahi Macalin Dhoodaan waxa uu ahaa Gabyaa caan ka ah dalkeena Soomaaliya, waxaana lagu xasuustaa suugaan farabadan oo isugu jirtay turxaan bixin iyo hogo tusaaleyn, wuxuuna ka gaabsan jiray tirinta gabayada ama suugaanta ay ku seyn saabantahay qabyaalada.

Allaha u naxariistee Abwaan Dhoodaan waxaa uu ka tegay suugaan dhaxal gal ah oo keyd u noqoneysa ummadda Soomaaliyeed,sidoo kale Abwaan

alaha u naxariistee abwaan Dhoodaan wuxuu ka mid ahaa Jilayaasha Soomaalida kuwooda ugu caansan.

ilaahoow u naxariiso, jannatul Fardowsana kawaraabi, ehelkiisii iyo qaraabadiisii samair iyo iimaan ka sii,,, aaamiiin aamiin

Baargaal.net
Developed by Jago Desain