Bayren Munich Oo ku tumatay Barcelona kadib markii ay 4 -0 kaga badiyeen garoonkooda Allainz Arena semi final champion league

Kooxda Bayern Munich ayaa hal lug la sii gashay finalka Champions League ka dib markii ay 4-0 ku qaraaceen kooxda Barcelona oo marti ugu aheyd Allainz Arena lugta hore ee semi-finalka Champions League.

Waxaan Bayern Munich oo ciyaarta gacan sareesay goolasha u dhaliyay
Muller 2 gool
Gomez
Robben

Barcelona ayay sugaysaa ciyaar adag Marka garoonkooda lagu booqdo

Baargaal.net
Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain