sideed qof ayaa ku geeriyootay weerar koox hubeysan ay ku qaaday hotel


Ugu yaraan Sideed Qof ayaa ku dhintay Qaar kalena waa ku dhaawacmeen ka dib markii rag hubeysan ay xalay weerar ku qaaday hotel ku yaala Magaalada Gaarisa ee Xarunta Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya.

Booliska ayaa sheegay inay ku raad joogaan ragii weerarka geystay,werar sidan oo kale looguqaaday Hotel ku yaala Gaarisa bishii January ee sanadkan ayaa sidoo kale waxaa ku geeriyooday ugu yaraan Afar Qof.

Baargaal.net
News Desk
Developed by Jago Desain