Wasiirka A. Dibada Kenya oo loo Magacaabay Gabar Soomaaliyeed

Madaxweynaha Cusub ee Dalka Kenya ayaa Maantay Wasiirka Arimaha Dibada ee Dalka Kenya u magacaabay Marwo Aamina Maxamed Jibriil.

Kenyatta ayaa sheegay in Aamina Maxamed Jibriil tahay Qofka u Qalma Jagada Muhimkaa ee lo xilsaaray.

Dr. Aamina Maxamed Jibriil ayaa Asal ahaan ka soo jeeda Lascaanood waxayna ku dhalatay Dalka Kenya oo ay wax ku baratay.

Waxaan u hanbalyaynayaa wasiirada cusub Dr. Aamina Maxamed Jibriil jagada muhiimka ah ee loo dhiibay angoo u rajaynayna guul wayn ka gaarto oo noqota tii dalkeeda iyo dadkeedaba wax u qabata

Shabakada Baargaal.net
Developed by Jago Desain