Baargaal :Imtixaanaadkii Shahaadada fasalka 8 aad ee Dugsiyada Dhexe oo bilawday


Waxaa sanadkii labaad ee isku xiga ka bilowday Degmada Baargaal Imtixaanaadkii Shahaadada fasalka 8 aad ee Dugsiyada Dhexe

Munaasab kooban oo lagu furaayay imtixaanaadka shahaadada Dugsiyada Dhexe , ayaa laga Jeediyay khudbado lagu muujinaayay ahamiyada waxbarashada , iyo inay tahay maanaty guul taarikhi ah oo u soo
hoyatay Bahda waxbarashada ee Deegaanka.

Sanadkan waxaa u fariistay imtixaanaadka lagaga gudbaayo fasalka 8 aad ee Dugsiga Hoose / Dhexe Sare ee Baargaal 25 arday oo isugu jira wiilal iyo gabdho.


















































































































Shabakada Baargaal.net
Email: Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain