Ceelkii Macaanaa oo Maantay Lagu Guulaystay in La furo .. Biyihiisiina Magaaladu Cabayso

Waxaa ilaah mahadiis maantay soo gabagabowday hawshii qodida iyo dhismaha ceelkii macaanaa ay Bulshada Baargaal iskaa wax u qabso u qoteen...

lTalaabadan oo aad bulshada deegaanku u soo dhaweeyeen



shabakada baargaal.net Isha wararka horumarka deegaanada calbari
Developed by Jago Desain