Heestii Kaaba by Maxamed BK oo qoraal ah

Heestii Kaaba by Maxamed BK oo qoraal ah
Hees Cusub Kaaba, Codkii iyo laxankii maxamed BK Ereyadii c/risaaq xaamud(JayLaani)
Kaskiyo kaa saaray maanka
Kalgacalna hanku kuuma qabo
Kaydkii kuma lihid qalbiga
Kaligay caashaqaan qabiyo
Kurbadii laga goo wadnaha
Kolkuu kaalintaadii waayee
Koontada naftaan kuugu xidhay
Kal hore adigaan kasbane
Kaaftoo qalbigaad raabtee
Kakac kuma samo luladuye
Kobtaan hurdo lagu gam ine

Qaybtii 2aad

Kadliyo orodkii karaystay
Korkaaga jacayl i keenaa
Kaabaan heli kugu ilow
Kuligood habloo dhaniyo
Korkaaga Ku doorsan maayo
Koshaad gubtaybay bogsiine
Koontada naftaan kuugu xidhay
Kal hore adigaan kasbane
Kaaftoo qalbigaad raabtee
Kakac kuma samo luladuye
Kobtaan hurdo lagu gam ine
Developed by Jago Desain