Kediska SBC : Caawa waxaa fooda is dari doona Xaafada Sandhuubo Baargaal & Qoryacad Qardho






Waxaa markii ugu horaysay ka soo muuqanaaya Barnaamajka Caanka Ah ee tartanka  aqoon iswaydaarsiga  ee Kediska SBC xaafadaha Magaalada Baargaal ayadoo sanadka ay ka soo qaybgashay xaafada qadiimiga ah ee taariikhda dheer , waa xaafada sandhuubo

waxayna caaway furitaanka tartanka ku beegantay xaafada qoryacad qardho

natiijada tartarnka caaway iyo sida ay dhalinyarada Baargaal usoo bandhigaan aqoontooda iyo tafaasiisha dhamaan kulanka caawa kala soco

shabakada Baargaal.net
isha wararka horumarka Baargaal
Developed by Jago Desain