Posts

Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku Xigeenada Puntland,Beelaha iyo Goboladda ay kaso jeedaan

1. Maxamed Faarax aadan Wasiir ku xigeenka caddaladda arimaha diinta (Warsangali/Dubays,Gobolada Sanaag iyo Hayland) .
2. Cabdullaahi Xaashi Warsame Wasiir ku xigeenka Arrimaha gudaha iyo
dowladfaha hoose(Ciise Maxamuud/Maxamed Ciise,Gobolka Nugaal).
3. Cabdicasiis Maxamed Adam Wasiir ku xigeen Amniga Puntland(Dhulbahante/Gobolada Sool iyo Cayn).
4. Axmed Yaasiin Saalax Wasiir kuxigeenka maaliyadda(Dashiishe/Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
5. Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil Wasiir kuixgeen Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka(Warsangali/Cumar,Goboladda Sanaag iyo Hayland).
6. Siciid Faarax Maxamuud Wasiir ku xigeenka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah(Cali Jibraa'il/Gobolada Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
7. Cabdiweli Seed Cilmi Wasiir ku xigeen Xaanada xoolaha(Carab Saalax/Bari,Mudug iyo Nugaal ).
8. Prof. Maxamed Cali Faarax Wasiir ku xigeenka Waxbarashada(Ammaanle/Gobolada Bari iyo Mudug).
9. Aamina maxamed Cabdullaahi Wasiir ku xigeenka Caaafimaadka(Warsangali/Dubays,Goboladda Sanaag iyo Hayland).
10. Nuur Axmed Yuusuf Wasiir kuixgeenka Warfaafinta(Kaskiiqabe/Karkaar iyo Sool).
11. Liibaan Beddel Maxamuud Wasiir ku xigeenka Hawlaha Guud ( Reer Maxamuud)
12. Cabdullaahi Jaamac Aruurshe Wasiir kuxigeenka Duulista hawada & garoomada(Leelkase/Gobolka Mudug).
13. Siciido Xuseen Cali Gees Wasiir ku xigeenka Beeraha iyo Waraabka(Wadalmoge/Bari iyo Mudug).
14. Maxamuud Maxamed Cali Wasiir ku xigeenka kaluumeysiga iyo kheyraadka badda(Ismaaciil saleebaan/Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
15. Cabdirashiid gaani Cali Wasiir kuxigeenka Dekadaha iyo Gaadiidka(Dhulbahante/Nuur Axmed,Gobolada Sool iyo Cayn).
16. Cabdirisaaq Shire Ismaaciil Wasiir kuxigeenka Shaqada Shaqaalaha Dhalinyarada(Dhulbahante/Barkad,Gobolada Sool iyo Cayn).
17. Farxiya Yusuf Xirsi Wasiir kusigeenka Haweenka iyo arrimaha qoyska(Madhibaan/Gobolka Mudug iyo Karkaar).
18. Faarax Cali Cabdi Wasiir kuxigeenka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta(Tiinle/Gobolka Bari,Karkaar,Gardafuu).
19. Cabdirisaaq Nuur Cumar Wasiir kuxigeenka Ganacsiga iyo Wershadaha(Cali Saleebaan/Biciidyahan,Goboladda Bari,Karkaar iyo Gardafuu).

Wasiiru Dowlayaasha Puntland,Gobolada iyo Beelaha ay kaso jeedaan.

1-Dr.Maxamed Cabaas Cumar Wasiiru Dowladaha Madaxtooyadda iyo xiriirka Caalamiga ah(Beesha Absame/Ugaadeen, Soomaaliya).
2- Prof. Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan Wasiiru Dowladaha Madaxtooyadda iyo Xiriirka Goboladda(Sade-daarood/Mareexaan,Soomaaliya).
3- Maxamuud Faarax Beeldaaje Wasiiru Dowlaha amniga Puntland(Cali Jibraahiil/Gobolka Bari,Karkaar iyo Gardafuu).
4- Cabdiqani Geele Wasiiru Dowlaha Duulista hawada iyo Garoomadda(Awrtable/Gobolka Nugaal).
5-Axmed Ibraahim Cawaale Wasiiru Dowlaha Qorshaynta iyo Xiriirka Caalamiga ah(Dhulbahante/Gobolada Sool iyo Cayn).
6-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye Wasiiru Dowlaha Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda(Cumar Maxamuud/Gobolka Mudug).
7-Cali Yuusuf Jaamac Wasiiru Dowlaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose(Leelkase/Gobolka Mudug).
8-Cabdulaahi Jaamac Casli Wasiiru Dowlaha Caafimaadka(Dir/degmada Tawfiiq /Gobolka Mudug).
9-Axmed Siciid Cabdiraxmaan Wasiiru dowlaha Dekedaha iyo Gaadiidka badda( wali ma helin waanse ku raadjoognaa ).
Cabdiqani Cabdulaahi Cabdi.
Developed by Jago Desain