Dhagayso:- C/raxman maxamed Bangax Wasiir ku Xigeenka arimaha gudaha & fedraalka oo ka Waramay Waxa uga qorshaysan Shirka Baydhabo iyo Arimaha Jubbooyinka

Wasiir ku xigeenka Wasaarada arimaha gudaha iyo Federaalka C/rixmaan Maxamed Bangax oo la hadlay Warbaahinta K24 Xafiiskeeda magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay arimaha ka taagan magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay iyo qorshaha uga dagsan wasaarada arimaha gudaha.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay arimaha Jubbooyinka iyo qaabka ay isku waafaqayaan shirka Baydhabo kusoo dhamaaday iyo heshiiskii magaalada Addis Ababa maadaama shirka Baydhabo lagu sheegay lix gobol in maamul loo sameeyay.

Halkan hoose ka dhagayso waraysiga oo dhamaystiran

http://kismaayo24.net/wp-content/uploads/2014/03/Wasiir-Bagax.mp3
Developed by Jago Desain