WAR DEG DEH : Somaliland oo laga saaray Taleex

Warar hada naga soo gaaraaya Degmada Taleex ayaa sheegaya in gebi ahaanba laga saaray Ciidamadii shalay kusoo duulay degmadaas kadib markii Ciidamada Beeleed kasoo jeeda deegaanada Sool sanaag ay ga'doomiyeen Ciidamadaas shacabkii Magaalada deganaana ay qoryaha qaateen ayaa hal wado oo u u furnayd ciidamadaas ay ku carareen.

Dhinaca kale waxaa Gebi ahaanba heegankii ugu sareeyay lagaliyey dhamaan Shacabka kasoo jeeda deegaanada Sool iyo sanaag iyagoo loogu baaqay Jihaad iyo dagaal sii daba dheeraada ilaa Goboladaas laga sifeeyo mamulka somaliland waa sida ay hadalka loo dhigaye

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain