Liiska Ciyaartooyda Xulka Gobolka Gardafuu Ee Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Gobolada Puntland

Halkaan Waxaan idinku soo bandhigaynaa Liiska magacyada ciyaartooyda gobolka Gardafuu ee uga qayb galaya Ciyaaraha Gobolada Puntland oo galabtay ka furmay magaaalada Garowe ee xarunta gobolka Nugaal.

Gobolka Gardafuu ayaa markii ugu horaysay ka soo muuqanaya ciyaaraha gobolada puntland asagoo ku jira Group B ee ciyaaraha Gobolada Puntland, waxaana guruubkaasi ku waheliya Xulalka Nugaal , karkaar,Sanaag iyo weliba Hayland.

Liiska Xulka Gobolka Gardafuu Ee Ka Qayb Galaya Ciyaaraha Gobolada Puntland waa :

Tababare captain :SICIID MAXAMED BANGAX
Ciyaartooy:
1 keynan
2 faqale
3 haykal
4 c,qadir bareedo
5 c.salam bareedo
6 saviole
7 yusuf people
8 mubarak frances
9 maxamed kaafi
10 qudeyfi
11 xeef
12 asad yusuf
13 maxamed siciid
14 siciid ciise
15 siciid shigshigaaye

Waxaan u rajaynaaynaa dhamaan dhalintaas iyo tababarahooda oo noqday kuwii ugu horeeyay ee u matalay gobolka cusub taratan ciyaareed baal dahabana ka galay taariikhda inay guul iyo sharaf u soo hoyaan gobolka gardafuu

SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Deegaanada Calbari
Developed by Jago Desain