Wasaradda waxbarashada Puntland oo ku dhawaaqday Tobanka Arday ee Imtixanadka Shihaadi ugu sareeyay iyo iskuuladooda

Wasaradda waxbarashada dowladda Puntland ee Soomaaliyeed ayaa maanta ku dhawaaqday Natiijada Imtixaanadka Shihaadiga ah iyo tobanka ardayday ee kaalmaha ugu sareeya Imtixaanadka Shihaadiga ah ka galay.

Wasiirka waxbarashada Puntland Cali Xaaji Warsame oo saxafada la hadlay ayaa shaaciyay magacyadda Tobanka Arday iyo iskuulada ay kala dhigtaan.

Ardayda kaalmaha ugu saraysa ka galay imtixaanadii sanadka ayaa kala ahaa :

1.Cabdixakiin Saalax Caynab Faarax. (shiikh Cismaan)
2- Maxamed Cabdirzaaq Xasan Xuseen (Gambool)
3- Caasho Bashiir Cabdiqani Cismaan (Shiikh Cismaan )
4- Maxamed Siciid Maxamed Muuse( Alfurqaan )
5- Maxamed Cabdisalaam cabdulle Xasan (Gambool)
6- Cabdixakiin Maxamed Jaamac Ileeye (Cumar Samantar)
7-Cabdixakiim Maxamed Xuseen Jaamac (Cumar Samantar)
8- Maxamed Maxamuud Yuusuf Maxamuud (Alwaaxa)
9-Adan Muuse Maxamuud Guuleed (Imaamu Nawaawi)
10-Maxamed Axmed Jaamac (Alfurqaan).

BAARGAAL.NET
Garowe - Puntland
Developed by Jago Desain