DEG DEG :- Shir deg deg ah oo ku saabsan Gaalkacyo oo Golaha wasiirada Puntland ugasocda Madaxtooyada

Xarunta Madaxtooyada Dowlada Puntland waxaa haatan si toos ah ugu socta kulan aan caadi ahayn kaasi oo uu shir gudoon ka yahay Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr C/wali Maxamed Cali Gaas.

Kulan aan caadi ahayn ayaa waxaa sidoo kale goob joog ah sakariisha sae ee ciidanka Puntland waxaa looga hadlaya arimaha Amaanka.

Shirka oo ilaa hada socda ayaa waxyaabaha looga hadlayo waxaa ka mid ah xaalada Gobolka Mudug waxaana la filayaa marka uu soo dhamaado in laga soo saaro war murtiyeed lagu faahfaahinayo kulanka iyo waxaa uu ku saabsanaa.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka calbari
Developed by Jago Desain