Natiijada aftida madaxbanaanida Scotland oo cashar u ah Somaliland

Scotland ayaa qayb Kasii ahaan Doonto Dalka UK kadib markii Shacabka Scotland u Codeeyeen Inay Ka Sii Mid Noqdaan Uk oo halkaasi looga adkaaday qoloyinkii gurbaanka u tumaayay Inay Ka Go'aan Dalka Uk

"Maya"natiijada aftida madaxbanaanida Scotland ayaa cashar u ah walalaheen Somaliland iyo meelo badan oo goni isutaag laga rabo
fariintaas oo ah 'Wadajir baan wax ku nahay'

A stronger Somaliland is in a united Somalia

BAARGAAL.NET
Developed by Jago Desain