War deg deg ah:-Mooshin xilka looga qaadaayo Ra’isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed

Warar Hoose oo naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta kenya ayaa sheegaaya in xildhibaano gaaraya ilaa 55 Xildhibaan ay saxiixeen mooshin la doonayo in xilka looga qaado Ra'isulwasaare Cabdiwali Sheekh Axmed ,sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ila wareedyo kala duwan.

BAARGAAL.NET
Baargaal- somalia
Developed by Jago Desain