Nalalka cadceeda ku shaqeeya oo lagu xardhaayo jidadka wadnaha u ah Magaalada Baargaal

Nalalka cadceeda ku shaqeeya oo lagu xardhaayo jidadka wadnaha u ah Magaalada Baargaal

Waxaa bilaamay tartankii shirkaduhu u galaayeen Qandaraaska Nalalka cadceeda ku shaqeeya oo lagu xardhaayo jidadka wadnaha u ah Magaalada Baargaal ee Gobolka Gardafuu

Masharuucan ayaa ka haray mashaariic Badan oo ay maal gelisay hay'ada USAID isla markaana ay fulisay hay'ada DAI.

Bulshada ku dhaqan magaalada Baargaal ayaa aad u soo dhoweeyey talaabada nalalka cadceeda ku shaqeeya loogu xardhaayo waddooyinka wadnaha u ah magaalada Baargaal, iyagoo xusay iney Nalalkani qeyb ka qaadanayaan bilicda iyo nabada ka jirta magaalada Baargaal.

Shabakada Baargaal.Net
Isha wararka Horumarka Deegaanada Calbari
Nagala soo Xiriir E-mail Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain