Heesta Dardaaran oo qoraal ah maxamed BK






Hadaad debada u baxaysay
bilana mudo durugsan maahee
baray daf ina soo odhane
dardaaran yar aan ku faro
dadaalka jacayka iyo
xasuustayduun ha daynin
dawgu toobiyo
qoraxdu dalaalimo
dadka aabo iyo hooyo
daa,im hakaga dhigo

hadaan duuloon dhaqaaaqo
oo aan dal shisheeyo aado
intaan maqanahay nimcooy
dardaaran yar aan ku faro
wacadka keenii dumashana
ayay doqoniimo raaciye
wax ku dibin daabshiyo
wax kusii duqeeyaba
daa,im hakaa ilaashee
waan soo dadaalayaa

hadaad duushood dhaqaaqdo
oo aynu kala durugsanaano
warkaagaan doonayaaye
teleefanka soo diroo
dadaalka jacayla iyo
xasuuustayduun ha daynin
dawguu toobiye
qoroxdu dalaalimo
dadka aabiyo hooyo
daa,im haa kaga dhigo
Developed by Jago Desain