Waa maxay jasiiradda aan qof dumar ahi cag dhigin? !!

Waa maxay jasiiradda aan qof dumar ah cag dhigin? !!
Suaashaasi waxay nooga timi mid kamid ah Akhristayaasheena Sharafta leh ee ku xiran Shabakada Baargaal.net asagoo nocadeeyay akhristuhu inay suaashiisu mala awaal iyo khayaali ahayn ee uu horay uga maqlay barnaamaj kadis ah oo suaalo laysku waydiinaayay

Suaasha akhristaha ayaa waxay u qornayd sidatan :Waa maxay jasiiradda aan qof dumar ah cag dhigin? !!

Kadib markaan aalada internetka ka baarnay suaashan waxaa noo soo baxay sidatan :


Jasiiraddan waxaa la aasaasay qarnigii siddeedaad waana jasiiradda Greek ah oo ku taal Badda Aegean-ka oo lagu magacaabo Ethos

Waxaana degan niman baadariyiin ah oo gaaraaya ilaa 4 kun oo nin.

Waxayna ka xaaraamiyeen baadiriyiintaasi in jasiiradooda qof dumar ahi cag soo dhigto sidaas owgeed matagaan dumarku.

Waxa dhacday in boqorada dalka Austria Queen Elizabeth inay ku adkaysatay inay boqato jasiiradaas , wayna booqatay kadib markii lagu qaaday kursi ayadoo cagaheeda aan dhigin dhulka jasiiradaas.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain