Rugta Ganacsiga Puntland oo Gudoomiye loo doortay

Madaxwayne kuxigeenka Puntland , wasiiro iyo xubno ka socday golaha wakiilada ee Puntland ayaa maanta goob joog ka noqday doorashada rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Puntland oo maanta lagu qabtay hoolka shirarka ee jaamacdda bariga afrika ee magaalada Bosaaso.

Doorashada gudoomiyaha rugta ganacsiga Puntland oo ay ku tartamayeen sadex musharax ayaa waxaa ku guulaystay Cabdiraxmaan Jaamac Warsame oo ka socday shirkadda OPEC, oo ka shaqaysa meelabadan oo kamid ah Puntland iyo Soomaaliya.

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain