SAWIRKA MAANTA: SAW MIIHI MADAXWAYNIHII UGU FIICNAA EE SOO MARA PUNTLAND !!!

SAWIRKA MAANTA: SAW MIIHI MADAXWAYNIHII UGU FIICNAA EE SOO MARA PUNTLAND !!!
Sawirka Maanta waxaan ku soo qaadanaynaa siwir cabiraaya xaalka puntland iyo muwqifka madaxwayne C/wali maxamed Cali gaas oo isu arka inuu wax badan qabtay , halka bulshada qaybeheeda kala gadisani arkaan sawir ka duwan kuu madaxwaynuhu isku arko , marka waa inuu madaxwaynuhu iska badalaa raga sawirka khaldan u sawiraaya oo keensadaa rag daacad ah oo siday wax ugu jiraan madaxwaynaha la socodsiinaya

Daawasho Wacan 

Developed by Jago Desain