DEG DEG : Magacyada iyo qabiilada ay ka soo jeedaan wasiirada Cusub iyo Ra’iisul Wasare Cumar Oo Soo Dhameystiray Golahiisa Wasiirada



Maxamed Cali Nuur oo ah xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra'iisul wasaaraha ayaa saxaafadda u akhriyay magacyada xubnaha wasiirada,waxaana golaha wasiirada ay ka kooban yihiin 26 xubnood, wasiiro ku xigeenada waa 26 halka wasiiru dowlayaasha waxa ay yihiin 14.

hoos ka Akhriso magacyada xubanaha golaha wasiirrada iyo Qabiilada iyo beelaha ay ka soo jeedaan

WASIIRADA:

1. Maxamed Cumar Carte – (ISAAQ , Habar Awal)- Ra'iisul Wasaare Ku – Xigeen
2. Cabdulqaadir Shiikh Cali Baqdaadi – Reer Aw-Saciid, Dir – Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Cabdirixhman Maxamed Xuseen (HABARGIDIR – SALEEBAAN) – Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Dr. Maxamed Aadan Ibraahim "Fargeti" – (DIGIL & MIRIFLE) – Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabdulqaadir Sh. Cali Diini – (MAREEXAAN – DAAROOD) Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Cabdusalam Hadliye Cumar – (GUDUBIIRSE – DIR) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Khadra Bashiir Cali – (LEELKASE – DAAROOD) – Wasaaradda Waxbarashada
8. Nuur Faarax Xirsi –Isaaq ,Habaryoonis – Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdirixman Yusuf Cali Caynte – (MURUSADE – HAWIYE) – Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Xuseen Maxamuud Sh. Xuseen Wasaaradda Dastuurka
11. Guuled Xuseen Qaasim – ( OGAADEEN – DAAROOD) – Boostada & Isgaarsiinta
12. Cali Axmed Jaamac "Jangali" – (DHULBAHANTE) – Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Siciid Xuseen Ciid – Meheeri, Carab Saalax – Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Axmed Xasan Gaboobe – Dir,Biyo Maal – Wasaaradda Beeraha
15. Cabdiraxmaan Cabdi Cismaan Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. ENG Saalax Sh. Cusmaan Muuse (GELEDI – DIGIL & MIRIFLE) – Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Sahra Maxamed Cali Samatar – (BEESHA 5'AAD) – Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
18. Maxamed Cumar Caymooy – shiidle,beesha shanaad – Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Maxamed Mukhtaar Ibrahim – HAWIYE,GAALJACEL – Wasaaradda Batroolka & Macadanta
20. Drs. Xaawo Xasan Maxamed – (HADAMO – DIGIL & MIRIFLE) – Wasaaradda Caafimaadka
21. Cabdirisaaq Cumar Maxamed – (XAWAADLE – HAWIYE) – Wasaaradda Amniga Gudaha
22. Dr. Maxamed Xasan Aadan (Shaahiyow) – ( DIGIL & MIRIFLE) – Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23. Maxamed Cabdullahi Xasan (Nuux) Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
24. Maxamed Cabdi Xayir Maareeye – (ISAAQ) – Wasaaradda Warfaafinta
25. Cabdullahi Axmed Jaamac (Ilka-jiir) – (WARSENGALI – DAAROOD) – Wasaaradda Cadaaladda
26. Cabdiweli Ibraahim Sh. Muudeey – Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha.

WASIIR KU-XIGEENADA:

1. Cusmaan Libaax Ibraahim Wasaaradda Shaqada iyo Shaqaalaha
2. Macalin Cali Aadan Cabdow Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta
3. Xaaji Cali Sh. Maxamed Nuur Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
4. Maxamuud Xayir Ibrahim Wasaaradda Maaliyadda
5. Cabadalla Xuseen Cali Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi Wasaaradda Gaashaandhigga
6. Axmed Cali Kadiye Wasaaradda Arrimaha Dibadda
7. Xaamud Cali Xasan Wasaaradda Waxbarashada
8. Axmed Cusmaan Ibraahim (Daqarre) Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
9. Cabdullahi Shiikh Cali (Qaloocow) Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
10. Cabdullaahi Yusuf Xasan (Alankey) – (MAREEXAAN – DAAROOD) – Wasaaradda Dastuurka
11. Jaamaal Xasan Ismaaciil Wasaaradda Boostada & Isgaarsiinta
12. Xirsi Aadan Roobe Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
13. Cabdinaasir Maxamed Gaarane Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
14. Cabdicasiis Saalax Carmaan Wasaaradda Beeraha
15. Maxamed Kheyrow Maxamed Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
16. Maxamed Cumar Geeddi Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
17. Muumina Shiikh Cumar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
18. Siciid Jaamac Maxamed Qaalib Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
19. Maxamed Axmed Kulan Wasaaradda Batroolka & Macdanta
20. Cismaan Maxamed Cabdi (Daallo) Wasaaradda Caafimaadka
21. Cabdinaasir Maxamed Cali Wasaaradda Amniga Gudaha
22. Cabdixakiin Cige Guuleed Wasaaradda Korontada iyo Biyaha
23. Cismaan Aadan DhuubowWasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiga
24. Cabdullaahi Colaad Roobe Wasaaradda Warfaafinta
25. Fahma Axmed Nuur Wasaaradda Cadaaladda.

WASIIRU DOWLADAHA:

1. Khaalid Cali Cumar Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda
2. Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiiru-dawlaha Wasaaradda 3. Maaliyadda
4. Maxamed Cali Xagaa Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Gaashaandhigga
5. Burci Maxamed Xamsa Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee Bii'adda (Deegaanka)
6. Mahad Maxamed Salaad Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada
7. Xasan Maxamed Jimcaale Wasiiru-dawlaha W. Dastuurka
8. Daa'uud Cabdiraxmaan Cumar Wasiiru-dawlaha W. Amniga Gudaha
9. Cabdullaahi Bile Nuur Wasiiru-dawlaha W. Waxbarashada
10. Cabdirashiid Maxamed Xiddig Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
11. Caadil Sheegow Sagaar Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee Xiriirka Baarlamaanka
12. Maxamed Xasan Aadan Wasiiru-dawlaha W. Ganacsiga & Warshadaha
13. Shariif Maxamed Xasan Wasiiru-dawlaha Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ee Arrimaha dib u-habaynta Maaliyadda
14. Maxamed Cabdi Xasan (Pekos) Wasaaradda Warfaafinta
15. Maxamed Xuseen Isaaq (Fanax) Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada

BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka deegaanada Calbari
Nagala soo xiriir: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain