SAWIRKA MAANTA : DALLADAHA URURDA DHALINYARAD IYO XAFIISYADA WASAARADAHA

Sawirka Maanta waxaa Ku soo Qaadanaynaa waxa kala haysta Dalladaha Ururda Dhalinyarada iyo xafiisyada Wasaarada Puntland oo ay adagtay inay ururadaas Fursad u helan ay ku qaabilaan masuuliyiinta wasaarad si loogala hadlo caqabadaha hortaagan , lagana jihooyo ururada curdunka oo u baahan in wax lala qabto , laga caawiya dhinacyada farsamooyinka sida Dallada Cusub ee Midaysa Ururdad Gobolka Gardafuu ee Marka Magaceeda La soo gaabiyo Loo Yaqaan GAYAN ....

Daawasho Wacan


Developed by Jago Desain