Sawirka Maanta : Wasaarad deegaanka Puntland oo laga sugaayo fulinta Mashruucii uu dhagax dhigay Madaxwaynaha Puntland

Sawirka Maanta : Wasaarad deegaanka Puntland oo laga sugaayo fulinta Mashruucii uu dhagax dhigay Madaxwaynaha Puntland
Madaxwayne C/wali M. Cali Gaas iyo Gudoomiyihii Hore ee Degmada Baargaal axamed Guray oo Dhagax dhigaya xafiisyada wasaarada Deegaanka iyo Durjoogta Puntland May 2014
sawirka Maanta waxaa ku soo qaadanaynaa Mashruuc uu dhagax dhigay Madaxwayne C/wali Gaas Degmada Baargaal bishii May 2014 oo ahaa xafiisyada Wasaarada Deegaanka Puntland  ee Degmada Baargaal

wali bulsha Degmada Baargaal ayaa ka war dhawraaya hirgalinta dhismaha Xarunta Wasaarada Deegaanka iyo Doorjoogtu ay Baargaal ku yeelan lahayd xaruntaas oo uu dhagax dhigay Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiwali Maxamed Cali Gaas markii uu booqashada taariikhiga ahayd ku tagay Degmada Baargaal

Developed by Jago Desain