SAWIRKA MAANTA : ALLOW RIYADAN RUN NOOGA DHIG

Sawirka maanta waxaa uu ka tarjumaayaa Dareenka iyo xaalka Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Baargaal oo aad ugu Bogay Talooyinka iyo Barnaamijyada uu ku soo kordhiyay Gudoomiyaha Gobolka Gardafuu oo shir gudoomiyay Kalfadhigoodii maalmahan ,

barnaamajyo ku cusub deegaanka sida la xisaabtan Dhab Ah , Miisaaniyad jaan goan ,miisaaniyad horumarineed , maamulka shaqada iyo wax kaloo badan , ayagoo Xildhibaanadu u arkay arintaas Riyo inay ku jiraan , laabtana ka dhahay "ILAAHOW RIYADAN RUN NOOGA DHIG"


Developed by Jago Desain