SAWIRKA MAANTA: taleefanada Adeega qancinta macaamiisha shirkada Golis oo aad looga cabanaayo

SAWIRKA MAANTA: taleefanada Adeega qancinta macaamiisha shirkada Golis oo aad looga cabanaayo
Sawirka maanta waxaan ku soo qaadanaynaa nambarada Adeega qancinta macaamiisha shirkada Golis telecom oo ka hawlgasha deegaanada puntland oo aad macaamiisha shirkadu uga cabanaayaan , ayadoo dad badan oo kamid ah macaamiisha shirkada iska dhaadhicyeen in nambarada qancinta macaamiisha u dhow yihiin kuwo wax lagu shukaansado oo aan bulshada loogu adeegin

DAAWASHO WACAN



SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka Horumarka Calbari
email: Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain