Daawo Sawiro Cusub : Shaqada Dhismaha Masjidka Albadar ee Degmada Baargaal oo si Fiican U socota

Daawo Sawiro Cusub : Shaqada Dhismaha Masjidka Albadar ee Degmada Baargaal oo si Fiican U socota
Waxaa si habsami leh u socota hawshii Dhismaha Masjidka Al Badar ee Degmada Baargaal ee gobolka Gardafuu oo dhisnaa mudo ka-badan 200 sano, ahaana mid qaada dad yar oo maalintii  taariikhdu ahayd 29 / 4 /2015 la bilaabay dib u dhiskiisa, si loo balaariyo loogana dhigo masjid wayn oo casri ah si muslimiin badan ay ugu tukadaan,

Daawo siwarad 30/4/2015 laga soo qaaday 




Developed by Jago Desain