Daalaco Isku aadka Xaafadaha ee wareega labaad ee Barnaamijka tartan aqooneedka Bisha ramaadaan ee Kediska SBC

Gudiga Tartan aqooneedka Kediska bisha barakeysan ee Ramadaan ee SBC International ayaa Caawa ku dhawaaqay Iskuaadka xaafadaha isuu gudbay wareega labaad.

xaafadaha u soo gudbay wareega labaad ee tartanka Sanadka ayaa isugu dhacaya sidan:





1.Bilkhayr Xaabo            X     26 June Boosaaso
2. Shimbiraale Qardho   X     1August Garowe 
3. Hodon Garowe           X      Raxiis Boosaaso 
4. Hilaac Baargaal          X      Waabari Garowe 
5. Kaambo Qardho         X      Xingood Qardho
6. Gol Jano Waaciye      X      Biyo Kulule Boosaaso 



BAARGAAL.NET
isha wararka horumarka calbari
email: baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain