Daawo: Gabar Yaxaas uu ka qaadey Degmada Qoryooley oo 16 Sanadood Miyirka ka maqnaa.

Dhacdadadn ayaa dadka dhegeysta dareemi doonaan wax ku cusub oo ay weligooda maqlin hase ahaatee ay dhici karto in dhacdooyinka noocaan oo kale ah ay yihiin kuwo meelaha qaar ka dhaca.

Nasro Cabdi Xasan ayaa in ka badan 16 Sano aan helin wax Miyir ah ka dib markii Kanaal ama Keli ku yaala Qoryooley uu ka qaaday Yaxaas islamarkaana uu u geeyey Nin degenaa deegaanka Buulasiidow ee hoostagta Qoryoole halkaasna looga dhalay shan Caruur ooo sharci daro ah ayaa hada kusoo laabatay Muqdisho .


Halkan Ka daawo sheekada adigaa yaabi doona


SHABAKADA BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
email:Baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain