Posts

Daawo Wasiirada Wasaarada Haweenka Iyo Arimaha qoyska Puntland Oo Gaartay Gaalkacayo boqatayna xarumo caafimaad

Wasiirada Wasaarada haweenka yo arimaha qoyska mawo Aniisa Xaaji Muumin iyo waftii ay hogaaminayso ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweyey magalaada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug.

Waxana waftiga ku qaabilay magaalada Gaalkacayo musuuliyiinta laamaha dowlada ee heer gobol iyo heer degmo.

Wasiir anisa ayaa booqatay xarumuha caafimaadka magaalada galkacayo

halkan ka Daawo


Shabakada Baargaal.net
isha wararka horumarka calbari
email :baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain