Sawirro Naxdin Badan :10 jir katirsan ururka Daacish oo gacantiisa ku gowracay duuliye u dhashay Suuriya

Kooxda Islaamiga ahee Ciraaq iyo Suuriya ee Daacish ayaa soo bandhigtay markii ugu horreysay 10-jir wax bireynaya kaas oo loo dhiibay mindi si uu u bireeyo kabtan diyaaradeed oo Suuriyaan ah kaas oo laga soo qabtay magaalada Homd, dalka Suuriya.






Developed by Jago Desain