Posts

Daawo Video: Wasiirka Caamaadka Puntland oo Booqanaya Degmada Baargaal ee Gobolka Gardafuu

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Puntland Dr. Cabdinaasir Cismaan Cuuke oo Booqasho ku yimi Degmada Baargaal ee Gobolka Gardefuu isagoo Degmada u yimi inuu Xariga ka jaro Barnaajayo Caafimaad oo Gobolka laga hirgalinayo.

Daawo Wasiirka oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyey Magaalada Baargaal




SHABAKADA BAARGAAL.NET
Isha wararka horumarka Deegaanada Calbari
email : baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain