Shirwayne lagaga Tashanaayo Midaynta Beelaha iyo aayaha Gobolka oo ay ka soo qayb galaayaan Dhamaan Beelaha Degmooyinka Caluula Bareeda iyo Murcanyo oo bari ka furmaaya Magaalada Caluula

Shirwayne lagaga Tashanaayo Midaynta Beelaha iyo aayaha Gobolka Gardafuu  oo ay ka soo qayb galaayaan Dhamaan Beelaha Degmooyinka Caluula Bareeda iyo Murcanyo ayaa bari ka furmaaya Magaalada Caluula ee Xarunta Gobolka Gardafuu.

Shirkaas oo ay ka soo qab galaayaan dhamaan beelaha Deegaamadaas , ayaa waxaa hogaaminaaya Beeldaajaha Calbari Beeldaaje Ismaaciil beeldaaje yaasiin

Shirkaas oo ay ka soo qab galaayaan ergo badan oo isugu jira , Xildhibaano ka tirsan golayaasha Degmooyinka  , salaadiin,culimaa u diin, Ganacsato , Ergooyin Ka socoda Ururada Bulshada deegaanka  iyo marti sharaf kale oo badan


BAARGAAL.NET
isha wararka Horumarka Calbari
email:baargaal@gmail.com
Developed by Jago Desain